Nin hubeesan oo Toogasho dad badan lagu dilay ka fuliyay magaalada Buffalo (Sawirro)

Nin hubeesan oo cadaan ah ayaa toogasho dad badan lagu dilay ka geestay dukaan ganacsi oo kuyaalla magaalada Buffalo, gobolka New York ee dalka Maraykanka, waxaana weerarkan si weyn u hadal haya warbaahinta dalka Mareykanka . Sargaal u hadlay booliiska magaalada Buffalo ayaa sheegay in ninka hubeesan oo dhallinyaro ahaa uu rasaas xoogan ku furay … Continue reading Nin hubeesan oo Toogasho dad badan lagu dilay ka fuliyay magaalada Buffalo (Sawirro)